20,99 €
20,99 €
inkl. MwSt.
Sofort per Download lieferbar
payback
0 °P sammeln
20,99 €
20,99 €
inkl. MwSt.
Sofort per Download lieferbar

Alle Infos zum eBook verschenken
payback
0 °P sammeln
Als Download kaufen
20,99 €
inkl. MwSt.
Sofort per Download lieferbar
payback
0 °P sammeln
Jetzt verschenken
20,99 €
inkl. MwSt.
Sofort per Download lieferbar

Alle Infos zum eBook verschenken
payback
0 °P sammeln
  • Format: ePub

Buuggan magaciisu yahay Milicsiga dagaalkii dhexmaray xukuumaddii Maxamed Siyaad Barre iyo Jabhaddii SNM. Waxa uu ku saabsanyahay saamayntii uu dagaalkaasi ku yeeshay dadkii iyo dalkii Jamhuuriyaddii Soomaalida. Sannadkii 1988kii bishii Mey 27keedii ayaa dagaal aad cuslaa ka qarxay magaalada Burco. Saddex maalmood ka dibna waxa uu ka bilaabmay caasimaddii labaad oo ahayd Hargeysa. Dagaalkaasi waxa uu socday muddo ku siman saddex sannadood, ilaa uu burburay xukunkii kelitaliska ahaa ee uu hoggaaminayey Maxamed Siyaad Barre tan iyo 1969kii. Buuggu sharraxaad kama bixinayo habkii dagaalku u…mehr

  • Geräte: eReader
  • mit Kopierschutz
  • eBook Hilfe
  • Größe: 3.47MB
  • FamilySharing(5)
Produktbeschreibung
Buuggan magaciisu yahay Milicsiga dagaalkii dhexmaray xukuumaddii Maxamed Siyaad Barre iyo Jabhaddii SNM. Waxa uu ku saabsanyahay saamayntii uu dagaalkaasi ku yeeshay dadkii iyo dalkii Jamhuuriyaddii Soomaalida. Sannadkii 1988kii bishii Mey 27keedii ayaa dagaal aad cuslaa ka qarxay magaalada Burco. Saddex maalmood ka dibna waxa uu ka bilaabmay caasimaddii labaad oo ahayd Hargeysa. Dagaalkaasi waxa uu socday muddo ku siman saddex sannadood, ilaa uu burburay xukunkii kelitaliska ahaa ee uu hoggaaminayey Maxamed Siyaad Barre tan iyo 1969kii. Buuggu sharraxaad kama bixinayo habkii dagaalku u dhacay, dhimashadii, dhaawicii iyo qaab-dagaalkii guud ahaaneed. laakiin waxa uu diiradda saarayaa sababtii keentay dagaalka iyo saamayntii uu dad iyo dalba ku yeeshay.

Dieser Download kann aus rechtlichen Gründen nur mit Rechnungsadresse in A, B, BG, CY, CZ, D, DK, EW, E, FIN, F, GR, H, IRL, I, LT, L, LR, M, NL, PL, P, R, S, SLO, SK ausgeliefert werden.

Autorenporträt
Sayid-Axmed M. Yuusuf (Dhegey) waxa uu ku dhashay magaalada Sheekh. Waxbarashadiisii hoose dhexe iyo sare waxa uu ku soo kala qaatay magaalooyinka Sheekh iyo Muqdisho. Waxa uu qoray dhawr buug oo uu ugu danbeeyey buug carruureed la magac baxay BISADDII ANBATAY soona baxay badhtamihii sannadkii tegey ee 2014. Sayid, waa tifaftiraha guud ee warsidahaha ALIF oo ka soo baxa carriga Iswidhan iyo Somaliland.