WACYI
Broschiertes Buch

WACYI

Nolosha Qofka Muslimka ah ee Maanta iyo Berri

Versandkostenfrei!
Versandfertig in 1-2 Wochen
16,99 €
inkl. MwSt.
PAYBACK Punkte
8 °P sammeln!
Baahida ay ummadu u qabto muxaadarooyinka culimada awgeed, waxaan go'aansadey in aan qoro buuggan, oo aan ku ururiyo qaar ka mid ah muxaadarooyinka Sh. Dr Cali Maxamed Saalax. Sheekhu waa mid ka mid ah culimada waqtigooda, naftooda iyo maalkoodaba u huray dacwada iyo cilmiga. Aqoontiisa iyo dacwadiisa ummada ayaa ku kala baahsan baraha bulshada iyo ilaha kale ee maanta dadku aqoonta u raadsadaan. Sidaas darteed, waxaan xil iska saarey in aan ka dhaxal-reebo aqoontiisa qiimaha leh. Qorshahayguna waa in dhamaan muxaadaraadka uu duubay Dr Cali iyo culimada kaleba, aan ku sameeyo qoraal dhaxal-ree...