Ilmakorinta Habboon
Ruqiya Cabdi
Broschiertes Buch

Ilmakorinta Habboon

Jiheeyaha Waaliddiinta Qurbajoogga ah ee Soomaalida

Versandkostenfrei!
Versandfertig in 1-2 Wochen
16,99 €
inkl. MwSt.
PAYBACK Punkte
8 °P sammeln!
SADDEX ARIMOOD AYAA KA HOR YIMAADA WAALIDIINTA SOOMAALIYEED marka loo eego waxyaabaha kale ee la xiriira isku dayitaankooda ah in ay carruur ku koriyaan deegaan dhaqan cusub leh: nidaamka waxbarasho oo sida uu u shaqeeyo aanay aqoon, adeegyada bulshada oo aanay ku kalsoonayn, iyo nidaam caawimaadeed oo aanay lahayn. Kala duwanaanshaga u dhexeeya dhaqankii ay ku soo koreen iyo kan meesha cusub ee ay ku korinayaan carruurtooda ayaa noqon kara mid ay adagtahay in laga gudbo. Ilmakorinta Habbooon wuxuu dhiirrigelinayaa in ilmaha iyo waalidku yeeshaan xiriir caafimaad qaba, isaga oo aan isticmaalay...