Haldoorada Afka iyo Dhaqanka Soomaalida ee Qurbaha
Maxamed Xuseen Macallin
Broschiertes Buch

Haldoorada Afka iyo Dhaqanka Soomaalida ee Qurbaha

(Ingiriiska iyo Waqooyiga-Yurub)

Versandkostenfrei!
Versandfertig in 1-2 Wochen
16,99 €
inkl. MwSt.
PAYBACK Punkte
8 °P sammeln!
Bulsho kasta waxay leedahay hal-abuuro ay tilmaamaan kana muuqda dadka dhexdooda, la yaabna ma leh in la qadariyo hal-buurka ku xeel dheer dhaqanka, suugaanta, taariikhda iyo hantida aqooneed ee gaarka u ah iwm. Runtii qiimaha iyo waxtarka ay leeyihiin haldoorka Soomaaliyeed ma aha mid la qiyaasi karo, gaar ahaan kuwii ka muuqday masraxa iyo fagaarayaasha aqooneed ee ku firirsan dunida dacaladeyda. Waxay ahaataba qoraalka buugakani waxaa uu xanbaarsan yahay dabagalka tiirarka adag ee uu ku taagan yahay dhaqanka iyo afka Soomaaliga ee qurbaha si aynu u iftiimino dadaalada hal-doorka iyo xarumah...