Goobjooge

Goobjooge

qisadii Al-itixaad iyo Cabdullaahi Yuusuf

Versandkostenfrei!
Versandfertig in über 4 Wochen
13,99 €
inkl. MwSt.
PAYBACK Punkte
7 °P sammeln!
Buuggan aad jeldigiisa dambe akhriyeysaa waa Goobjooge: Qisadii Al-itixaad iyo Cabdullaahi Yuusuf oo dib loo daabacay markii 3aad. Waa qiso ku salaysan dhacdo dhab ah oo ka dhacday gobolladii la odhan jiray Waqooyi Bari ee Soomaaliya. Waa iska hor imaadkii halkaa ku dhex maray ururkii Al-itixaad iyo ururkii SSDF ee uu hoggaaminayey Cabdullaahi Yuusuf. Waxaa markii 1aad la daabacay 2006. Waa buuggii 5aad ee qoraa Maxamed Xirsi Guuleed (Cabdibashiir) uu soo saaray. Buugaagta kale ee qoraaga waxaa ka mid ah: Buugaagta kale ee qoraaga waxaa ka mid ah: 1. Däyarta Soomaaliyeed ee Sweden: Dhibaatooy...