Dawada Nafta
Ali Mohamed Salah
Broschiertes Buch

Dawada Nafta

Versandkostenfrei!
Versandfertig in 1-2 Wochen
15,99 €
inkl. MwSt.
PAYBACK Punkte
8 °P sammeln!
DAWADA NAFTA waa buug si qoto dheer u falanqeynaya nafta aadanaha iyo cudurrada ay la kulanto. Wuxuu si faahfaahsan u sharxayaa xaaladaha kala duwan ee naftu leedahay iyo sida loo daaweeyo cudurrada nafta ku dhaca sida hawo-raaca, iscajabka, islaweynida, istuska iyo xasadka. Buuggu wuxuu ka kooban yahay laba cutub oo waaweyn. Cutubka koowaad wuxuu faahfaahinayaa macnaha nafta, xiriirka ay la leedahay qalbiga, caqliga, jirka iyo ruuxda. Wuxuu sharxayaa sida loo hufiyo nafta iyo sida loola halgamo. Cutubka labaadna wuxuu si qoto dheer u falanqeynaya cudurrada nafta ku dhaca, astaamaha lagu garto...