Khaladaadka Barbaarinta
Mubarak Hadi
Broschiertes Buch

Khaladaadka Barbaarinta

10ka Khalad ee ugu Waaweyn iyo Xalalkooda

Versandkostenfrei!
Versandfertig in 1-2 Wochen
15,99 €
inkl. MwSt.
PAYBACK Punkte
8 °P sammeln!
¿Buuggan wuxu ku saabsan yahay 10ka khalad ee ugu waawayn ee uu waalidku galo iyo xalkooda. Qoraagu wuxu si faahfaahsan buugga ugu soo gudbinayaa aqoonta iyo xirfadaha aasaaska u ah barbaarinta wanaagsan. Wuxu khalad-saxayaa fahannada khaldan ee barbaarinta innaga haysta sida: korinta iyo barbaarinta, edbinta iyo ciqaabta iyo farqiyada u dhexeeya. Wuxu tilmaamayaa caqabadaha qarniga 21aad iyo sida habboon ee aan ubadkeenna casrigan u dhex barbaarin karno. Buuggan waa hage muhiim u ah qoyska oo doonaya in uu soo saaro ilmo caafimad qaba iyo carruur mas'uul ah.¿ - Maxamed Cabdulaahi Cartan Aga...